Daawo: Meherki Muunada Wacnaa iyo Masuliyiinti Meeqaamka lahaa ee lagu maamuusay iyo waliba waxyabihi layabka laha ee madasha ka dhacay

0
Saturday September 10, 2016 - 15:27:27 in by salman abdi
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Meherki Muunada Wacnaa iyo Masuliyiinti Meeqaamka lahaa ee lagu maamuusay iyo waliba waxyabihi layabka laha ee madasha ka dhacay

    Wasiirduwlaha wxbrshada Somaliland maamulka gobolka iyo masuliyiin kale ayaa ka qaybgaly munsibad nooceedu ku cusbaa Somaliland isla markaasna loo sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirduwlaha wxbrshada Somaliland maamulka gobolka iyo masuliyiin kale ayaa ka qaybgaly munsibad nooceedu ku cusbaa Somaliland isla markaasna loo sameeyey

 inla isugu guuriyo mid kamida hablaha araga naafada ka ah ee bulshadu u taqaan indhoolayaasha iyo nin indho qaba oo is calmaday, taaso lagu weynaynayey laguna dhiirigelinayey hirgelinta qoyskas cusub, Munasibaddan oo ay ka wada shaqeeyeen Dhalinyar isu xilqaantay taakulaynta dadka araga naafada ka ah iyo wasarada waxbrashadu aya dareen ahaan ka duwanayd munasibadah caadiga ah waxana Marki la isu guuriyey lammanahaas cajiibka ah isla markasna ay ducooyin ku boobeen culumada iyo waxgradki goobta joogay iyaguna Dhankooda hadalo dhirigelin Duco iyo Ballanqaadyo isugu jiray ka so jeediyey Xildhiban Mubarik Bidhi, Suxufi Cabdimaalik, Agasime Cabdishakur ,badhasabka Togdheer iyo Wasirudawlaha waxbarashada Somaliland.

Ugu danbaynti Suxufi Cabdimalik aya qalab waxbrasho oo logu talo galay dadka baahiyaha araga qaba ku wareejiyey agaasimah waaxda baahiyaha gaarka ah ee wasarad awaxbarashda cabdishakuur..