Daawo: Hal abuurada Dhalinyarada ah ee Maryama Laki Cooraaf oo Wacdaro ka dhigta Burco iyo Halkaraan oo so Bandhigtay Suugaanta ay Tirisay

0
Saturday September 10, 2016 - 16:58:32 in by salman abdi
  • Visits: 1753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hal abuurada Dhalinyarada ah ee Maryama Laki Cooraaf oo Wacdaro ka dhigta Burco iyo Halkaraan oo so Bandhigtay Suugaanta ay Tirisay

    Bandhig Suugaaneedkan oo loo Bixiyey Habeenka Halkaran iyoHal abuurka Hirgalay ayay hal abuur Maryama laki adan yusuf ku soo bandhigty suuganteeda iyado suuganteeda kaga hadashay dhinacyo badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bandhig Suugaaneedkan oo loo Bixiyey Habeenka Halkaran iyoHal abuurka Hirgalay ayay hal abuur Maryama laki adan yusuf ku soo bandhigty suuganteeda iyado suuganteeda kaga hadashay dhinacyo badan

 oo isugujiraay wacyigelin dhiirigelin iyo Taarikhdii haweenka soomaalida.

Waxa iyaguna halkaas kelmdo iyo suugaan ba ka so jediyey xubno ka tirsan naadiga halkaran iyohal abuurada gobolka qaar kamida, dhammantood waxy ammaaned aadna u dhirigeliyeen hal abuur maryama laki adan yusuf Xurmo