
Sawirro: Paul Pogba, Mesut Ozil, Benzema & Xiddigaha Waa Weyn Ee Muslimka Ah Ee Shalayto Farxada Ciida La Wadaagay Taageerayaashooda.
Ummada Muslimiinta meel walba oo ay daafaha dunida ka joogaan waxa ay shalayto u dabaaldegayeen farxada Ciidul Adxa kamana reebana xiddigaha waa weyn ee kubada cagta, kuwaasoo fariimo iyo sawiro ku aadan dabaaldega ciida la wadaagay taageerayaashooda.
Xiddiga dunida ugu qaalisan Paul Pogba waa xiddig Muslim ah, waxaana uu shalayto barihiisa bulshada soo dhigay sawir uu si qurxoon u labisan yahay isagoo dhex jooga Masjid ka dib saaladii ciida. Pogba ayaa ku labistay khamiis buluug ah iyo cimaamad cad oo uu cigaal ku sii xirtay, waana mid ka mid ah muuqalada ugu quruxda badan ee lagu arko xiddiga Faransiiska.
Eid Mubarak
Social Media
Related Items
Madaxweynaha JSL oo gaadhay Washington iyo soo dhoweyn heer sare ah oo lo sameyey
05/09/2026 - 17:36:56Madaxweynaha JSL Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Imaaraadka Carabta,ugana Sii Gudbi Doona Maraykanka.
03/09/2026 - 18:56:27Madaxweynaha JSL oo Daah furay 12 Mishiin oo kelyaha sifeeya oo lagu soo kordhiyey Cisbitaalka guud.
31/08/2026 - 17:11:30Madaxweynaha JSL oo dhalinyarada shaqo sugayaasha ku booriyey inay imtixaanka galaan
30/08/2026 - 16:15:06Ciidanka Qaranka oo Madaxweynaha Ku bogaadiyey Cisbitaal ay gaar u leeyihiin oo loo dhisay
29/08/2026 - 16:07:09 Most Popular Items





0 




Sawirro: Paul Pogba, Mesut Ozil, Benzema & Xiddigaha Waa Weyn Ee Muslimka Ah Ee Shalayto Farxada Ciida La Wadaagay Taageerayaashooda.
Ummada Muslimiinta meel walba oo ay daafaha dunida ka joogaan waxa ay shalayto u dabaaldegayeen farxada Ciidul Adxa kamana reebana xiddigaha waa weyn ee kubada cagta, kuwaasoo fariimo iyo sawiro ku aadan dabaaldega ciida la wadaagay taageerayaashooda