War Deg Dega:Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaala Oo Ku Dhacay Jidka U Dhexeeya Burco Iyo Berbera+Khasaaruhuu Geystay

0
Wednesday September 14, 2016 - 15:52:12 in by Burco Office
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaala Oo Ku Dhacay Jidka U Dhexeeya Burco Iyo Berbera+Khasaaruhuu Geystay

    War Deg Dega Oo Iminka Soo Gaadhay Xafiiska Warqabatinka Shebekada Afkashacab Ayaaa Sheegaya In Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaaali Uu Ku Dhacay Jidka Weyn Ee U Dhexeeya Magaalada Berbera Iyo Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Dega Oo Iminka Soo Gaadhay Xafiiska Warqabatinka Shebekada Afkashacab Ayaaa Sheegaya In Gaadhi Siday Dad Dalxiisayaaali Uu Ku Dhacay Jidka Weyn Ee U Dhexeeya Magaalada Berbera Iyo Burco


Shilkan Gaadhi Ayaa Ka Dhacay Tuulada Hudisa Oo Ka Tirsan Gobolka SAAXIL Waxaanu Geystay Khasaare Dhaawaca Taas Oo Ay Ku Dhaawacmeen Lix Qof Oo Dhaawacoodu Aad U Culusyahay

Gaadhigan Oo Ah Nooca Loo Yaqaano Tukhaanta Ayaa Saaka Ka Baxay Magaalada Burco Isaga Oo Ku Sii Jeeda Dhankaas Iyo Magaalada Berbera Oo U Qaaday Dad Dalxiisayaala Oo Doonayay Inay Kusoo Dabaashaan Xeebta Bataaale

Si Kastaba Ha ahaatee Dadka Wakhtiyada Ciidka U Dalxiis Taga Magaalada Berbera Ayaa La Kulma Shilalka Noocan Oo Kale Ah,Waxaana Inta Badan Loo Aaneeya Dareen Waliinta Gaadiidka Oo Aanay Qaarkood Qayrul Masuul Yihiin,Iyo Wada Xumada U Dhexaysa Magaalada Berbera Iyo Burco Taas Oo Jidka Qayb Ka Midi Ay Tahay Mid Goo.go,an Isla Markaana Sababi Karta In Uu Gaadhigu Si Fudud U Qalimo