War Deg Deg Ah:Dagaal Dhiig badan ku daatay Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

0
Friday September 16, 2016 - 15:45:47 in by Burco Office
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Dagaal Dhiig badan ku daatay Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

    Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay Duleedka degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay Duleedka degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.


Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dagaalamay ay kala shakiyeen sidaana uu Dagaal ku dhexmaray.

Illaa 7 Askari ayaa ku dhaawacmay Dagaalka Maanta Gobolka Hiiraan ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya ka wada tirsan.

Maamulka Degmada Maxaas ayaa sheegay in Ciidamada qaar ay ka baxeen Degmada, kuwa kalena ay ka yimaadeen Dhanka Degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan.