Koox Shuftay Ah Oo Habeen Xalay Duleedka Burco Ku Dilay Marxuum Rer Mi Ah.

0
Saturday September 17, 2016 - 08:07:59 in by salman abdi
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koox Shuftay Ah Oo Habeen Xalay Duleedka Burco Ku Dilay Marxuum Rer Mi Ah.

    Wararka Ka Imanayaa Degaanka Godorka Oo Dhinaca Bari Kaga Beegan Magaalada Burco Ayaa Sheegaya In Dablay Hubaysani Ku Dileen Habeenkii Xalay Marxuun Reer Miyi Ah Oo Lagu Magacabi Jiray Axmed Hure Isla Maraana Degaankaas Marayay,Daybalayda Ayaa Sida L

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Ka Imanayaa Degaanka Godorka Oo Dhinaca Bari Kaga Beegan Magaalada Burco Ayaa Sheegaya In Dablay Hubaysani Ku Dileen Habeenkii Xalay Marxuun Reer Miyi Ah Oo Lagu Magacabi Jiray Axmed Hure Isla Maraana Degaankaas Marayay,Daybalayda Ayaa Sida La Sheegay Inay Ku Fureen Rasaas Taas Oo Sababatay Inuu Marxuumkaasu U Geeriyoodo,


 

Ciidamada Booliska Magalada Burco Oo Ku Baxay Ayaa Ku Daba Jira Cidii Dilkaasi Geestay Soona Qaaday Maydka Marxuumka Taasi Oo La Garanayn Sababta Keentay Dilkaasi.