Dawlada Britain oo Walaac ka Muujisay Go'aanka Siilaanyo.

0
Saturday September 17, 2016 - 08:19:40 in by salman abdi
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Britain oo Walaac ka Muujisay Go'aanka Siilaanyo.

    Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go'aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore loo qoondeeyay inay mar wada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go'aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore loo qoondeeyay inay mar wada qabsoomaan horraanta sannadka dambe.


Sida lagu sheegay warmurtiyeed ka soo baxay Xafiiska dawladda Britain ku leedahay Hargeysa, waxa lagu tilmaamay in go'aankaasi uu wiiqi karo kalsoonidii lagu qabay dimuqraadiyadda Somaliland. Hase ahaatee, madaxtooyada Somaliland ayaa hore go'aankaa ugu tilmaantay mid ka turjumaya danaha dalka.