Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari Suldaan Maxmed Ismaacil Folgaawe}

0
Friday June 06, 2014 - 22:59:56 in by salman abdi
  • Visits: 1306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanbalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Arab Bari Suldaan Maxmed Ismaacil Folgaawe}

    Aniga oo aj Saynab Yasin Cali {Afrayl} Hanbalyo Iyo Bogaadin udirayaa Suldaanka Guud ee Beesha Cabdale Arab Suldaan Maxmed Ismaaciil Jamac {Folgaawe}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo aj Saynab Yasin Cali {Afrayl} Hanbalyo Iyo Bogaadin udirayaa Suldaanka Guud ee Beesha Cabdale Arab Suldaan Maxmed Ismaaciil Jamac {Folgaawe}


 

Aniga oo ah Saynab Yaasin Cali {Aftayl}   iyo Dhamaan Ilma Yaasin Aftayl oo kale Jooga Dalka iyo Dibadiisaba waxaan  Hanbalyo aan lasoo koobi Karin Hawada umarinaya Suldaanka Beesha Cabdale Arabb   Maxmed Ismaacil Jamac {Folgaawe}  oo Shalay Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Ceesha oo 10km Dhanka Waooqyi ka xigta Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Toghdheer  waxana halkan salaan  iyo Hanba lyo iyDuco Baladhan uga Dirayaa Suldaanka  Cusub oo aan layahay Ilahay Haka dhigo kii lagu nasta ee anfaca Dalka iyo Dadkiisa ee Gaadhsiyaa Dadki Doortayna Hormar  ialahayna Hakula Garab galo xilkan Culus ee Lagu Igmada Amiin Amiin Amiin