Deg Deg;Siyaasi Cismaan Hindi Oo Goordhawayday Ku Geeriyoday Dalka UK.

0
Sunday September 18, 2016 - 14:56:52 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Siyaasi Cismaan Hindi Oo Goordhawayday Ku Geeriyoday Dalka UK.

    War Deg Dega Ah Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday Wadanka Uk Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Dega Ah Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday Wadanka Uk Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.

Rabi ha u Naxariistee Marxuumka ayaa waxa uu ka mid ahaa Xukumadii Udub isaga hore u ahaa Gudoomiyihii Olalaha ee Xisbiga talada Hayay Dawladii Daahir Rayaale Kaahin.

Dhanka kale Marxuum Siyaasi Cismaan ayaa ahaa Mulkiilaha Huteelka Crown Huteel oo ku yaala Magaalada Hargeysa.

Marxuumka ayaa Mudooyinkii ugu danbeeyey xaalad caafimaad u yaala dhakhtar ku yaala Dalka Sweden halkaasi oo lagu Tacaalayay Xaaladiisa Caafimaad. waxaanu haatan ku geeriyooday Magaalada London ee Wadan UK.