Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

0
Saturday June 07, 2014 - 03:32:25 in by London Office
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

    Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.

Maamulka Kalsan Tv Oo Wareegto Ka Soo Saaray Isku qabqabsiga magaalada Burco ee kalsan TV.
Maamulka TV ga kalsan qaybtii somaliland ayaa wareegto ka soo saaray la'aanta kalsan TV ee magaalada Burco ee gobolka togdheer.
Marka aanu aragnay buuqa Iyo Isku qabsiga ka taagan TV ga kalsan TV waxaanu go'aansanay inaan wax Wara na looga soo dirin magaalada Burco Iyo guud ahaan gobolka togdheer ilaa inta aanu Wariye masuul ah oo khibarad Iyo aqoon buuxda u leh Saxada soo magacaabayno oo aan ahayn ciyaalkan hada Isku haysta.


Qoraal Kooban oo soo gaadhay warbaahinta ayaa sidaa lagu sheegay,
Waxaanu U dhigana Sidan.

TV ga kalsan waxaa uu la socda sumcad darada laga wado Burco ee 20ka Wariye isugu haystaan waxaana aanu gaadhnay go'aan Kama danbays ah inaan wax Wara na looga soo dirikarin magaalada Burco Iyo gobolka togdheer ilaa inta aanu ka helayno Wariye qaangaadh ah oo so toosa noola hawl gala.

In cidkasta oo danaynaysa shaqda saxafad nimo ee gobolka togdheer oo wadata cv geeda Iyo aqoonta saxafada la Xiidhiino maamul guud ee somaliland.

In uu yahay qof masuuliyad qaadi kara oo nooga soo warami
Doona gobolka togdheer.

Waxii faahfaahin ah ee Dheeraad ah kala Xiidhiidh masuuliyiinta TV ga

Alla mahad Iska leh....