KOOXAHA LIVERPOOL IYO BORUSSIA DORTMUND OO ISKU BALANSADAY ANFIELD

0
Saturday June 07, 2014 - 12:20:36 in by Super Admin
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KOOXAHA LIVERPOOL IYO BORUSSIA DORTMUND OO ISKU BALANSADAY ANFIELD

    Liverpool ayaa shaacisay manta inay kulan saaxiibtinimo 10ka bisha August la ciyaari doonaan kooxda Bundesliga ka dhisan ee Borussia Dortmund

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool ayaa shaacisay manta inay kulan saaxiibtinimo 10ka bisha August la ciyaari doonaan kooxda Bundesliga ka dhisan ee Borussia Dortmund  iyadoo ciyaartaas ay ka dhici doonto Anfield. Kulankaas ayaa waxa uu ka dacayaa garoonka Liverpool iyadoo uu isku keenayo kooxo ay isagu danbeysay inay tartan rasmi ah isku arkaan 13 sanno ka hor Koobka Champions League.

 

 

 

Liverpool ayaa xagaaga kulamadeeda fasaxa waxa ay la ciyaari doontaa Dortmund oo kaalinta labaad kaga dhameysatay Bundesliga iyo sidoo kale Preston North End, AS Roma, Olympiacos, Manchester City iyo AC Milan.

 

Labada kooxood ayaa kulmay kaliya lix jeer taariikhdooda, waxaana ka dhaxeeya istiraam iyadoo astaanta Liverpool ee ‘You’ll Never Walk Alone’ ay inta badan ku heesaan taageerayaasha Jarmalka ee Dortmund islamarkaana waxa ay ka qeyb qaateen dhawaan xuskii 25aad ee musiibadii Hillsborough.




AFKASHACABKA.COM / SPORTS