"Xisbibaa Laygu Ogyahay Musharaxbaa Laygu Ogyahay Meelba Laygu Yaqanaa " Maayirka Muraad

0
Thursday September 22, 2016 - 16:29:13 in by salman abdi
  • Visits: 1542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xisbibaa Laygu Ogyahay Musharaxbaa Laygu Ogyahay Meelba Laygu Yaqanaa " Maayirka Muraad

    Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Maanta Warbaahinta QarkoodKula Hadlayay Magalada Burco Ayaa Daaha Ka Rogay Inu Tageersan Yahay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Waxana U Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirka Degmada Burco Ustaad Maxamed Muraad Oo Maanta Warbaahinta QarkoodKula Hadlayay Magalada Burco Ayaa Daaha Ka Rogay Inu Tageersan Yahay Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Waxana U Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Qarkood Lagu Baahiyay,


Maayir Maxamed Muraad Ayaa Warbaahinta U Sheegay Inuu Markii Horana Ahaa Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Hadana Yahay Xisbigaasi,

Maayirka Ayaa Waxa Kale Oo Ka Hadlay Hadal Si Kale Loo Nisbiiyay Oo Ahaa Hadii Muuse Biixi Qabsato Talada Dalka Waa Markale Iyo Buuraha In U La Mid Yahay Muuse Biixi Oo Talada Dalka Qabtaa Wa SNM Oo Taladii Dalka Somaliland Marlabad Qabatay ,Hadaladiisa Waxa Ka Mid aha Sida Tan

"Xaqiiqda Warkayguna Waa Sidaa Xisbiga Laygu Ogyahay Musharaxbaa Laygu Ogyahay Meelba Laygu Yaqanaa Melbana Anigu Fadhiyaa Geela Laguma Laha Sako Laguma Laha Maxa Ku Sii Xigay Ilaa U Gaadho Nasaabka Lagaga Bixinayo Dib Umuu Dhagaysan Markuu Maqlay Geela Sako Laguma Lahaa Ayuu Baxay Ninkasta Waxuu Ku Idhi Sheekh Hebal Waxuu Yidhi Waxa uu Shalay Masaajidka Ka Lahaa Geela Wax sako Ah Laguma Lahaa Waa Runti Wuu Yidhi Lakiin Ilaa U Gaadho Shan Halaad Intaasu Ka Tagay Waxaan Leeyahay Hadalkaasi Waa Hadal La Jarjaray Oo La Googooyay Lakiin Iyagu Waxay Isleeyhin Sidanbuu Idinku Anfacayaaye De Bashuna Hadii Anay Xaqiiqo Ahayn Ma Fagaato Waxay U Muqata Intaasi Saaka Idinku Filan”Ayuu Yidhi Maayir Muraad


Maayirka Oo Warbaahintu Wax Ka Waydiisay Hadal U Ka Jeediyay Iskuul La Furayay Oo Dulucdiisu Ahayd Hadii Muuse Biixi Qabsato Talada Dalka Waa Markale Iyo Buuraha Ayuu Waxa uu Kaga Jaawabay”Waxaan Ujeeday SNMtaan Ka Hadlayay Dalka Yacni Halkay Soo Martay Ayaan Ka Hadlayay Xaquuqda Snm Ku Leedahay Dalkani Ayaan Ka Hadlaayay Hadii Muusa Biixina Ilahay Xukunka Maanta Nagu Dhiibana Marlabaad Snmtii Oo Soo Xogaysatay Oo Dalka Hogaankiisa Marlabaad Qabatay Ujeedadaydu Sidaasi ayay Ahayd”ayuu Ku Soo Afmeeray Maayirku Hadalkiisa.  



C/risaaq Koronto 

Afkashacabka.com

Burco/Office