Daawo: Wasiirka Beeraha JSL oo Kormeer ku tagay Mashruuc ay hirgelisay Iskaashatada EWADA +SAWIRO

0
Saturday June 07, 2014 - 15:36:53 in by Super Admin
  • Visits: 1509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Beeraha JSL oo Kormeer ku tagay Mashruuc ay hirgelisay Iskaashatada EWADA +SAWIRO

    Guddomiyaha iskaashatada EWADA Sh, adan hassan sicid ayaa ka warbixiyey ujeedada aasaaska iskaashatada iyo weliba waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay qabato, isago xusay in Beero, Riig iyo Ceelal ay ka sameeyeen lagana Faaidaysto oo ay si weyn uga faaiday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyaha iskaashatada EWADA Sh, adan hassan sicid ayaa ka warbixiyey ujeedada aasaaska iskaashatada iyo weliba waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay qabato, isago xusay in Beero, Riig iyo Ceelal ay ka sameeyeen lagana Faaidaysto oo ay si weyn uga faaidaystaan Dadka Danyarta ah

Masuliyiinta Wasiirka kormeerkan ku wehelinayeye iyo wasiirkuba waxay si weyn u bogaadiyeen uguna mahadceliyeen Sh. aadan Hassan Siciid oo ay ku sheegeen inu inta badan ka shaqeeyo arrimaha khayriya iyo kaalmaynta dadka jilicsan, wasiirku wuxu sidoo kale xusay in mashruucani yahay mashruuc si weyn dalku ugu baahnaa, isagoo baaq u diray dhammaan ba hay'adaha ka shaqeeya arrimaha beeraha, isagoo u soo jeediyey inay la shaqeeyaan hay'addan EWADA oo mashruuc Qaranka wax tar u leh soo kordhisay. wasiirku wuxu ballanqaaday inu la shaqaynayo wasaarad ahaan Iskaashatada EWADA, isla markaasna qorshaha wasaaradiisu tahay inay dhiirigeliyaan cid kasta oo waddanka wax manfac u leh ku soo kordhisa.





Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com