CABDUL-FATAX AL-SISI OO LOO DHAARIYEY XILKA MADAXTINIMADA MASAR

0
Sunday June 08, 2014 - 16:12:53 in by Super Admin
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CABDUL-FATAX AL-SISI OO LOO DHAARIYEY XILKA MADAXTINIMADA MASAR

    Cabdul-Fatax al Sisi ayaa loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee Dalka Masar. Culimo Awdiin iyo siyaasiyiin ayaa goob-joog ka ahaa Munaasibad balaadhan lagu qabtay Maxakamadda Dastuurka ee Masar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdul-Fatax al Sisi ayaa loo dhaariyey xilka madaxtinimo ee Dalka Masar. Culimo Awdiin iyo siyaasiyiin ayaa goob-joog ka ahaa Munaasibad balaadhan lagu qabtay Maxakamadda Dastuurka ee Masar.

Xafladda Al-sisi ayaa ku bilaabatay heesta calanka iyo Quraanka kariimka, iyadoo Madaxweynaha loo ridi doono 21 qori oo salaan ah.

Madaxweynaha Cusub Cabdul-fatax Al-sisi ayaa ku guulaystay Doorashadii dhacday Bishii hore. Waxa uu helay Boqolkiiba sagaashan iyo todoba (97%), iyadoo Boqolkiiba konton ay ahaayeen dadka doorashada u soobaxay.

Al-sisi oo hore u ahaa Madaxa Ciidamada ayaa siyaasadiisu aad uga soo hor jeedaa Ururka Ikhwaanul Muslimiinka ee hogaamiyeyaashooda la xidhay.






Contact@afkashacabka.com