Xabsiga Dhexe ee Bebera Oo Mar Dhawayd Maxaabiistii Ooda Jabisay Iyo Askartii Ilaalada Xabsiga Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday

0
Sunday June 08, 2014 - 16:18:56 in by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xabsiga Dhexe ee Bebera Oo Mar Dhawayd Maxaabiistii Ooda Jabisay Iyo Askartii Ilaalada Xabsiga Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday

    Jeelka Wayn ee magaalada Berbera ayaa abaaro 11:20 daqiiqo Saacadu markay ahayd Waxaa Shoobaro ka dhigay Maxaabiistii Jeelka ku Jiray oo isku dayay in aay soo jiidhaaan askartii ilaalinaysay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jeelka Wayn ee magaalada Berbera ayaa abaaro 11:20 daqiiqo Saacadu markay ahayd Waxaa Shoobaro ka dhigay Maxaabiistii Jeelka ku Jiray oo isku dayay in aay soo jiidhaaan askartii ilaalinaysay,

Waxaana dhacday in aay si xooga uga hortageen ciidankii ilaalada xabsigu dibna ugu celiyeen kadib markii aay rasaas ooda kaga qaadeen iyagoo cirka u Ridaya, hadaba Dhacdadan ayaan khadka Telofanka kula xidhiidhnay Badhasaabka Gobolka saaxil fahmi cabdi Bidaar waxaanuwarbaahinta u sheegay in isla markiiba uu tagay xabsiga si wanaagsana uu u dhagaystay wixii ay ka cabanayeen inkastoo aanu faahfaahin cabashadooda badhasaabku.

Laakiin wuxuu sheegay in uu aqbalay dalabkoodii wixii ay tabamayeena dhakhso ugu hirgalinayo,Waxaanu dhex galay badhasaabku Goobaha aay u Hoydaan iyo Cuntada aay cuanaan, sidoo kale wuxuu soo eegay Goobaha aay biyaha ka cabaan , Waanu waraystay maxaabiista. 

xabsiga magaalda Berbera ayaa ah mid ay dhiseen dawladii Cusmaaniyiinta ee turkigu waxaanu dhisan yahay in akabadan qarni iyo badh, wax isbedela ama dayactir ahjna laguma samayn Nuurad korka laga marmariyo mooyaane, Xiligan lagu jiro ayaa ah xili aad ukulul oo drajadu xaraaradu gaadho [44] digrii, Dad badan oo aqoon u leh Jeelka Berbera ayaa ku tilmaama in uu yahay Jeel Gumaysi xiligii turkiga la dhisay oo aad dhib iyo ciqaab ugu ah xiligan oo kale in qof ibna aadan ah lagu xidho, sida aay sheegayaana waqtigan kulul ee xagaaga maxaabiista waalaga wareejin jiray oo waxa la gayn jiray jeelka mandheera ama ka hargaysa,





Afkashacabka.com

Berbera / Office

Contact@afkashacabka.com