Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.

0
Sunday June 08, 2014 - 22:25:49 in by salman abdi
  • Visits: 1271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.

    Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u galay Dumarka ku Dhaqan Magaalada Laascaanood.


DUMARKA1

DUMARKA3

Sheikh Muxamed Cabdi Umal ayaa Muxaadaro aad u qiimo badan u jeediyey Boqolaal ka tirsan Dumarka ku dhaqan Magaalada Laascaanood.

Muxaadarada ayaa Ciwaankeedu ahaa تأملات في سورة النور

Muxaadaradan oo aad ay uga Faa`iidaysteen Dad waynaha ku dhaqan Laascaanood Gaar ahaana Dumarku ayaa waxay ka dhacday Masaajid Jaamic Wayn oo inta badan ay ka socdaan Muxaadaraadka Maalmahan ka socda Magaalada .


 

Sidoo kale waxa uu Sheekhu ka Jawaabay Muxaadarad ka dib Su`aalo la waydiiyey oo taabanayey dhinacyo badan.

Sheekha ayaa wali waxa uu ka  wadaa Magaalada Laascaanood ee Gobolka  Sool Muxaadaraad  iyo Duruus kala duwan oo isdaba joog ah taas oo ay ku Diirsadeen Dadwaynaha kala duwan ee ku dhaqan Gayigu.

 


Afkashacabka.com

Laascaanood /Office

Contact@afkashacabka.com