France Oo 8-0 Ku Xasuuqday Jamaica, iyo Guushoodii Ugu Weyneyd Muddo 19 Sanadood Ah

0
Monday June 09, 2014 - 09:59:07 in by Super Admin
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    France Oo 8-0 Ku Xasuuqday Jamaica, iyo Guushoodii Ugu Weyneyd Muddo 19 Sanadood Ah

    Xulka France ayaa guul weyn ku soo xiray isku diyaarintooda Koobka Adduunka iyadoo 8-0 ku xasuuqay xulka Jamaica kulan saaxiibtinimo oo ay labada xul yeeshaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka France ayaa guul weyn ku soo xiray isku diyaarintooda Koobka Adduunka iyadoo 8-0 ku xasuuqay xulka Jamaica kulan saaxiibtinimo oo ay labada xul yeeshaan.



Matuidi, Benzema iyo Griezmann ayaa min labo gool dhaliyay, halka Yohan Cabaye iyo Olivier Giroud ay iyagana shabaqa soo taabteen.


 

Guushaan ayaa ah guushii ugu weyneyd ee xulka Faransiiska uu gaaro muddo 19 sanadood ah markaasoo ay 10-0 kaga badiyeen Azerbejan u soo bixitaankii Koobka qaramada Yurub.

 



Afkashacabka.com / Cayaaraha
Contact@afkashacabka.com