Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa booqasho ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda wadankaasi Turkey.

0
Monday June 09, 2014 - 22:34:57 in by salman abdi
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani ayaa booqasho ku jooga magaalada Ankara ee caasimadda wadankaasi Turkey.

    Booqashada ayaa ujeedadeedu tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ganacsiga ee labada waddan, laakiin dagaalka Suuriya ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan madaxweyne Rooxaani iyo Ra'iisalwasaare Recep Tayyip Erdogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booqashada ayaa ujeedadeedu tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ganacsiga ee labada waddan, laakiin dagaalka Suuriya ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan madaxweyne Rooxaani iyo Ra'iisalwasaare Recep Tayyip Erdogan.


Turkey waxa uu taageersanyahay mucaaradka Suuriya halka Iran ay taageerto Madaxweyne Bashar al Assad wada hadaladda labadan masuul ee gu sareya wadamadda Iraan iyo Turkiga waxa la filayaa in ay wada hadaladodu hadheyaan dagalka ka soconaya wadanka suuriya iyo arimo kale.





Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

Conatct@afkashacabka.com