Halkan Ka Daawo: Sawiro: Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

0
Sunday February 02, 2014 - 20:16:45 in by Super Admin
  • Visits: 1820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo: Sawiro: Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

    Waxay maanta ku beegan tahay Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo la Aas-aasay 02/02/1994 kii oo ay ka soo wareegtay hada 20 Sanno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afka Shacabka
Waxay maanta ku beegan tahay Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo la Aas-aasay 02/02/1994 kii oo ay ka soo wareegtay hada 20 Sanno
Hargeisa (BurcoOnline) 02.02.2014 Waxay maanta ku beegan tahay Sannad Guurada Aas aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo la Aas-aasay 02/02/1994 kii oo ay ka soo wareegtay hada 20 Sanno oo ku beegan maanta waxaana ciidanka kala qaybgalay Farxada Sanad Guuradooda Madaxweyne ku xigeenka JSL, ahna Ku simaha Madaxweynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, waxanan halkan idin ku soo Gudbinaya Codadka Madaxweyne ku xigeenka JSL, Wasiirku Xigeenka Gaashaan-dhiga JSL, iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL