Maansada Hablaha Gayigeena By Abwan Dahir Ismail Warsame(suldan)

0
Wednesday June 11, 2014 - 17:24:45 in by salman abdi
  • Visits: 1710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansada Hablaha Gayigeena By Abwan Dahir Ismail Warsame(suldan)

    ¤Hablaha gayigeenu ¤gobweeye xariira ¤hablaha gayigeenu ¤Dad weeye garaadle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

¤Hablaha gayigeenu ¤gobweeye xariira ¤hablaha gayigeenu ¤Dad weeye garaadle Maansada Hablaha Gayigeena By Abwan Dahir Ismail Warsame(suldan) ¤Hablaha gayigeenu ¤gobweeye xariira ¤hablaha gayigeenu ¤Dad weeye garaadle ¤Gaashaan Qaad Miidhan, ¤Ganboolay Nadiifa, ¤Dad Guul Jecel weeye ¤Habla' aan gefka Qaadan ¤habla 'aan Run Ka gaabsan ¤habla'aan Dhaqan guurin ¤Habla'aan Cid giriifin ¤Hablo aan dhib u goohin ¤Hablo aan Rixim goynin ¤hablo AaN XUmo gaysan ¤HablaHa Guta diinta ¤Hablaha Garta waajib ¤hablaha gashi Dhaafa ¤Gunooyinka dhiiba ¤Gargaara Dadkooda ¤HablaHa gurigooda ¤gasiinka dhexyaala ¤aan Gaajo ku taaban ¤Ugaar ah HANAANKA ¤luqunta sida geenyo ¤indhaha sida goodka ¤Sonkooda gandhoodha ¤Afkooda gududdan ¤Timaha garabkooda ¤Gadaadada la dulsaaray ¤Midabka aan guurin ¤Anshaxa ku gadaaman ¤Caqliga aan guurin ¤Aqoonta u gaar ah ¤Ninaan Gudanaynin ¤Xilkoodiyo Guurka ¤Ma goosto Hankooda ¤Gefweeye xumaantu ¤kadaaya Guhaada ¤Guur aan lagu raagin ¤Ka gaabsi ka dhawra ¤Ugaar ah ugaar ah ¤Hablaha gayigeena ¤Gob aan Duugoobin ¤amaanta u gaar ah ¤Guyaal kuma koobo ¤Guulaa mahadaa leh






Dahir Ismail Warsame (Suldaan)
Saudi Arabia / Riyad