Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Lawada Sugayo England vs Italy.

0
Sunday June 15, 2014 - 08:44:31 in by Super Admin
  • Visits: 1308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Lawada Sugayo England vs Italy.

    Tababare Roy Hodgson ayaa ku soo bilaabay Sterling iyo Danny Welbeck kulanka ay ka hortagayaan Italy ee Koobka Adduunka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababare Roy Hodgson ayaa ku soo bilaabay Sterling iyo Danny Welbeck kulanka ay ka hortagayaan Italy ee Koobka Adduunka ah.

 


England ayaa u muuqata inay ciyaareyso labo weeraryahan afka hore iyadoo labo xiddig kale garbaha saareysa, waxaana afka hor eu taagan Rooney iyo Daniel Sturridge, dhanka khadka dhexe waxaa u jooga Gerrard iyo Henderosn, halka Jagielka iyo Cahill ay ka ciyaarayaan daafac dhexe, Johnson iyo Baines ayaana ka ciyaaraya garbaha daafaca.

Dhanka Italy sida aan hore idiin kugu sheegnay Buffon ma ciyaarayo ka dib dhaawac soo gaaray waxaana booskiisa buuxinaya Sirigu, dhanka daafaca waxaa isku bayeyd Chiellini, Paletta, Barzagli iyo Darmian; iyadoo khadka dhexe ay joogaan De Rossi, Pirlo iyo Veratti.

Candreva iyo Marchisio ayaana caawinaya gooldhaliyaha xulka Azzurri Mario Balotelli.Line-upka Rasmiga Ah:

England:Hart, Johnson, Jageilka, Cahill, Baines, Gerrard, Henderson, Welbeck, Sterling, Rooney, Sturridge.

Italy:Sirigu; Chiellini, Paletta, Barzagli, Darmian; De Rossi, Pirlo, Verratti; Candreva, Marchisio; Balotelli.



afkashacabka.com / Cayaaraha

contact@afkashacabka.com