War Deg Deg Ah: Dagaal Khasaare Gaystay Oo Hadda Ka Socda Degmada Taleex

0
Wednesday February 19, 2014 - 16:19:22 in by London Office
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Dagaal Khasaare Gaystay Oo Hadda Ka Socda Degmada Taleex

    dagaalkan oo salka ku haya aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taleex somaliland
dagaalkan oo salka ku haya aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamaya Taleex (AFK)-Wararka annu ka heleyno degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halka uu ka socdo dagaal oo la sheegay inuu u dhaxeeyo beelo halka wada dagga.

Dagaalka oo la sheegay inuu wali socda waxaa la sheegay dhinacyada dagaallamaya inay isku gaysteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh,balse ma jiro ilaa hadda cid xaqiijisey inta uu la egyahay khasaaraha dagaalkan ka dhashey. 
Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu salka ku hayo aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamay. 
Ilaa hadda xukuumada Somaliland kamay hadda dagaalkaa halkaa ka dhacay 
Waxii dagaalkan ka soo kordha kala soco shabaka caalamig ah ee Afkashacabka .com..

Afkashacbka.com
Laascaanood/Somaliland
Contact@Afkashacbka.com