Madashii Cudoonayd Cawayskii Barbaarta Iyo Curashadii COLDOON+Sawiro

0
Tuesday November 29, 2016 - 17:39:32 in by salman abdi
  • Visits: 3626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madashii Cudoonayd Cawayskii Barbaarta Iyo Curashadii COLDOON+Sawiro

    Dhamaanba Bahda Shabekada Warbaahinta Afkashacabka Waxa Hanbalyo Kal Laab Ah U Dirayan Boqorka Iyo Boqrada Saxafi Cabdimalik Sheekh Muse Coldon Iyo Marwadiisa Asiya Farax Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaanba Bahda Shabekada Warbaahinta Afkashacabka Waxa Hanbalyo Kal Laab Ah U Dirayan Boqorka Iyo Boqrada Saxafi Cabdimalik Sheekh Muse Coldon Iyo Marwadiisa Asiya Farax Cumar

Oo Habeenki Xalay Uu Ka Dhacay Arooskudu Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer Xafalada Aroska Qaliga Waxa Kala So Qayb Galay Dhamanba Bahda Warbaahinta Gobalka Togdheer Iyo Saxafiyiin Ka So Safartay Gobalada Dalka Oo Dhan Si Ay Ula Qayb Sadan Farxada Lamanahan Qaliga .

Gudomiyaha Warbaahinta Afkashacabka Saxafi Mustafe Cismaan Magalo Ayaa Si Gaara Halkan Ugu Hambalyo Iyo Bogadin Aan Laso Kobi Karin Halkan Uga Diraya Zxbkiis Saxafi Cabdimalik Shekh Muse Coldon Iyo Marwadiisa Qaliga Asiya Farax Cumar Iyo Dhamanba Hawl Wadenada Afkashacabka Hambalyada Mid Lamida Hawada Hawada u Marinayan Qoyska Cusub Ee Ku So Biiray Qoysaska Islaamka Waxanay Leyihiin Farxad Ku Wara Abid