Dhegayso:Barnamij ku sabsan Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Form4 iyo Class 8 oo saka ka bilaabmay Gobolka Togdheer iyo 375 Arday oo fadhiistay Classka form 4

0
Saturday June 21, 2014 - 15:27:25 in by Super Admin
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso:Barnamij ku sabsan Imtixaanadkii Shahaadiga ahaa Form4 iyo Class 8 oo saka ka bilaabmay Gobolka Togdheer iyo 375 Arday oo fadhiistay Classka form 4

    Waxaa Maanta Oo Sabtiya Guud Ahaanba Jamhuuriyada Somaliland Laga Bilaabay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Dugsiyada Sare(4-aad) Iyo Kuwa Hoose/Dhexe (8-aad)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta Oo Sabtiya Guud Ahaanba Jamhuuriyada Somaliland Laga Bilaabay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Dugsiyada Sare(4-aad) Iyo Kuwa Hoose/Dhexe (8-aad)
 
Ardayda Ku Fadhiisatay Imtixaanka Degmada Burco Sanadkan Ayaa Ku Galaya Dhawr Goobood OO Ka Mida Dugsiyada Hoose/ Dhexe/Sare Ee Ku Yaal Gudaha Magaalada Burco .

Waxaana Halkaas Ku Kormeeraya Masuuliyiin Ka Socota Wasaarada Waxbarashada Ee Heer Guud Iyo Heer Gobolba Leh

Imtixaanka Dugsiyada Sare Wuxuu Socon Doona Mudo Lix Maalmood
Halka Dugsiyada Dhexena Socon Doonaan Mudo Saddex Maalmood Ah