Guddoomiyihii Garabka Dhalinyaradda WADDANI Oo Koox Hubaysan Oo Xisbiga KULMIYE Ka Tirsani Dhaawacyo Soo Gaadhsiyeen.+SAWIRRO

0
Thursday December 22, 2016 - 12:11:55 in by Burco Office
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Garabka Dhalinyaradda WADDANI Oo Koox Hubaysan Oo Xisbiga KULMIYE Ka Tirsani Dhaawacyo Soo Gaadhsiyeen.+SAWIRRO

    Guddoomiyihii Garabka dhalinyaradda Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme ayay koox hubaysani caawa dhaawacyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyihii Garabka dhalinyaradda Xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme ayay koox hubaysani caawa dhaawacyo

 ugu gaysteen Magaalada Hargaysa ee Caasimadda Somaliland, sidoo kale waxay burbur xoogan soo gaadhsiiyeen gaadhigiisi uu watay.

imageimage

Guddoomiye Dhamme siduu u xaqiijiyay Wariyayaal ka socday shabakadda Somalilamdtoday.com. Koox ka tirsan Xisbiga KULMIYE garabkiisa dhalinyaradda ayaa Telefoonka uga soo hanjabay ka hor intaanay fulin falkan budhcad nimada ah.

imageimageimage

image

Saddex habeen ka hor ayay ahayd markii dhaawacyo xun la soo gaadhsiiyay Xoghayihii cadaaladda ee Xisbiga WADDANI Barkhad. jaamac Batuun, kaas oo aan ilaa hadda cidna loo qaban.

Dhacdooyinkan gacan ka hadalka ah ee ay isu badashay siyaasadii Somaliland ayaa khatar weyn dhalin kara haddii aanay ciidamadda ammaanku talaabo cad oo jawaab u noqon karta ka qabanin.