Dawlada Japan Oo Shaacisay Xadiga Lacag Badan Oo Ay U Adeegsanayso Difaaca

0
Thursday December 22, 2016 - 21:18:31 in by salman abdi
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Japan Oo Shaacisay Xadiga Lacag Badan Oo Ay U Adeegsanayso Difaaca

    Ra'iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sixiixay miisaaniyaddii ugu badnayd abid ee dhanka gaashaandhigga loo adeegsanayo, iyadoo ay jiraan muranka dhanka xadka ah ee Shiinaha kala dhexeeya iyo halista kale ee Nukliyeerka iyo gantaallada Kuuriy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa sixiixay miisaaniyaddii ugu badnayd abid ee dhanka gaashaandhigga loo adeegsanayo, iyadoo ay jiraan muranka dhanka xadka ah ee Shiinaha kala dhexeeya iyo halista kale ee Nukliyeerka iyo gantaallada Kuuriyada Waqooyi.

Miisaaniyadda gaashaandhigga loo kordhiyay ayaa ah 1.4 taas oo ka dhigaysa 43.6 bilyan oo doolar.Kharashaadk loo adeegsanayo diyaaradaha dagaalka iyo maraakiibta dagaalka ee quusa ayaa qayb ka ah kordhinta lagu samaynayo miisaaniyadda.

Miisaaniyadda ku baxda ilaalada xeebaha ayaa si gaar ah iyadana loo kordhin doonaa.

Miisaaniyadan in ay dhaqan gasho waxay wali ansixin uga baahan tahay baarlaamnka, haddii ay meelmariyaanna waxay


noqon doontaa markii shanaad ee xiriir ah.

 

 

 

 

Source:-BBCsomali