Daawo:"Raggba Doonaya In Dagaal Sokeeye Uu Dalka Ka Dhaco Oo Dib Loo Noqdo…" Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

0
Friday December 23, 2016 - 03:03:32 in by Burco Office
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Raggba Doonaya In Dagaal Sokeeye Uu Dalka Ka Dhaco Oo Dib Loo Noqdo…" Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

    Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ee laga soo doortey gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay ragg ka mid ah siyaasiyinta dalku inay rabaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ee laga soo doortey gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay ragg ka mid ah siyaasiyinta dalku inay rabaan

in uu dalku mar kale galo dagaal sokeeye.

Mudane Siciid Cilmi Waxaa uu ka digayin uu dalku galo dagaal sokeeye isaga oo si sarbeebana u sheegay godobo uu sheegay in hore looga galay beesha Cabdiraxmaan Cirro

"Dagaalo sokeeye iyo dhabaatoyin waanu soo marney , hadii ay waxaas rag damcaan in ay inagu celiyaan miyeeynu ku noqonaa , rag baa sidaad doonaya nin nin kale kama xoog badna , waxaad ogtihiin baa rag loo geystay rag baa iska ilaaway oo samray oo xisbi yar iska sameystay , markaas ma rageynu ogeyn waxaad u geysateen ma xisbigaas yar ee u biqlay ee ay ilaahooda la baryey ee ay u samreen ayeynu maantana nidhaahnaa ma geydaan ” ayuu yidhi xildhibaan Siciid Cilmi Rooble .

Sidoo kale xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata waxaa uu intaasi ku sii daray” Raga ayaa doonayadagaal sokeeye oo dalka ka dhaca haddii la deyn waayana rag ayaa calooshoda , sala calee waar yaadha dhibaatada inaga daaya dhibaatada waxaan leeyahay yaanay arin yar oo si fudud inoo gashaa dagaal sokeeye inoo hor seedin ” ayuu hadalkiisii ku soo gabo gabeeyey xildhibaan Siciid Cilmi Rooble