Warbixin Daaha Ka Fedeysa Khilaaf Sadex Geesoda Oo Ka Dhex Qarxay Masuulinta Sar Sare Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil + Moganaanta Garabka Jamaal Hogaamiyo

0
Friday December 23, 2016 - 05:18:28 in by Burco Office
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin Daaha Ka Fedeysa Khilaaf Sadex Geesoda Oo Ka Dhex Qarxay Masuulinta Sar Sare Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil + Moganaanta Garabka Jamaal Hogaamiyo

    Berbera(AFKA)Iyadoo Maalimihii Uu Danbeeyay Khilaaf Badan Ka Dhex Jiray Masuulinta Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Ee Gudoomiyaha U Yahay Yusuf Halac Dhagoole Iyo Xoghayihii xisbiga Cali Halakaco Iyo Gudoomiyhii Garabka Dhalinyarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(AFKA)Iyadoo Maalimihii Uu Danbeeyay Khilaaf Badan Ka Dhex Jiray Masuulinta Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Ee Gudoomiyaha U Yahay Yusuf Halac Dhagoole Iyo Xoghayihii xisbiga Cali Halakaco Iyo Gudoomiyhii Garabka Dhalinyarada

 Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Deeq Gadhle Ayaa Waxaa Uu Khilaaf Koogan Sadex Geesodka Ahi Uu Marayaa Meelihii Ugu Adkaa Ee Tageerayaal Badan Xisbiga Kulmiye Kaga Dareeri Lahaa

Khilaafkan Ayaa Ka Dhashay Markii Koox Dhalinayaro Ah Doonen In Awood Laga Qaado Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Kuna Hadlaan Magacaas Xaflado Uu Xisbiga Mucaafidkee Kulmiye Ku Qabsaday Gobolka Saaxil Kaas Oo Uu Gudoomiye Uu Yahay Gudoomiyaha Hada Xilka Haya Ee Deeq Gadhle Kaas Oo Mudo Ku Dhow 14 Ka Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Xilka Gudoomiyaha Dhalinyaradan Hayay Mudadaas Intaas,

Xilkan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Wakhti Laga Jooga 14sano Ka Hor Waxaa U Soo Magacaabay Deeq Max’ud Mux’ud(Deeq Gadhle) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Max’ud Siilanyo Oo Wakhtigaas Ahaa Gudoomiye Xisbiga Mucaaridka Ee Kulmiye

Khilaafkan Ayaa Bilaabay Markii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil Halac Dhagoole Uu Awood Ka Marar Saday Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga DeeqKaas oo Soo Aruursaday Dhalinyaro Aan Hore Uga Tirsanaan Jirin Xisbiga Kulmiye Lakiin Salaanka Xisbiga Mucaafidka Ee Kulmiye Wakh Dhow Soo Fulay,

Khilaafkan Ka Jira Xisbiga Kulmiye Masuulinteed Gobolka Ayaa ah Mid aan Wali Dhamaan Lan Gareyn Meesha Ku Dhamaan Doono Iyadoo Tageerayasha Xisbiga Kulmiye Ee G Saaxil Ay u Dhag Tagayaan Halkuu Ku Soo Aroori Doono

 

Isku Soo duubo Iyadoo Magaalada Berbera Uu Kaga Dhawaaqay Musharaxii Hore Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Aqoon Yahan Jamaal Ali Xuseen Inuu Ku Biiri Doono Xisbiga Talada Haye Ee Musharaxan U Yahay Muj Muuse Biixi Cabdi ayaa Waxaa Uu Aqoonyahan Jamaal Ali Xuseen U Ku lahaa Tageerayaal Aad U Tiro Badan Gobolka Saaxil Kuwaas U Badnaa Dhalinyaro Wakhti Xaadirkan Aan Garaneyn Meeshay Ay Salaanka Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil Ay Ka Biiri Laheyn Kaas Oo Khilaaf Ka Xedh Haloosan Yahay

Dhalinyarada Ayaa Musharixii Hore Ucid Jamaal Ali Xuseen Ku Garab Istagnaa In Ku Biiro Xisbiga Kulmiye Ku Tagersanaa Go’aankiisa,Lakiin Khilaafkan Ayaa Loo Malaynayaa In Dhalinyaradani Garabka Jamal Ay Dub uga Istagaan In Ay Ku Biiran Xisbiga Kulmiye Iyadoo La Sababaynaayo Garabkii Dhalinyarado Khilaaf Ka Jiro,

Xisbiyada Mucaaridka Ee Wadani Iyo Ucid Ayaa U Dhagtaagay Sidii Dhalinyarada Garabka Jaamal Ahaa U Keeni Laheyn Xisbiyadooda