Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Qaabkii Doorashada Naadiga Halkaraan U Dhacday Iyo Hoggaanka Cusub Ee La Doortay

0
Sunday December 25, 2016 - 01:08:02 in by Burco Office
  • Visits: 1177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Qaabkii Doorashada Naadiga Halkaraan U Dhacday Iyo Hoggaanka Cusub Ee La Doortay

    Burco(AFKA)Shirki Ay Iskugu Yimaaden Xubnaha Naadiga akhrriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Lagu Doorayaanaya Gudoomiyaha Iyo Xubna Sare Ee Golaha Boodhka Ee Cusub Islmarkaasna Naadiag Hagi Doona Sanadka Sooo Socda Ee 2017ka Iyo Lagu Qabtay Xarunta x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Shirki Ay Iskugu Yimaaden Xubnaha Naadiga akhrriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Lagu Doorayaanaya Gudoomiyaha Iyo Xubna Sare Ee Golaha Boodhka Ee Cusub Islmarkaasna Naadiag Hagi Doona Sanadka Sooo Socda Ee 2017ka Iyo Lagu Qabtay Xarunta xARUNTA Naadiga Halkraan
Oo Ka Bineesan Dhinac Waqooyi EE Magaalada Burco
Waxaana Ka Hoolka Xarunta Ku Soo Saari Xubnaha Nadiga Iyo Xubna Ka Madax banaan Naadiga Halkraan Oo Dusha Kala Socday Qaabkay U Dhacsyao Doorashud
Intaasi Kadib Waxaa uGU Horentii Hadalka Shirka Furay Ku Simaha Gudoomiyaha Ahna G Kuxeenka Naadiga Halkraan Jamaal Cabdirahmaan Buulaale Oo Shaaciyey Xubnaha Hagi Doona Haanka Doorashuda U DHacaysao
Intaas Kadib Gudida Drrashada Ayaa La Wareegtay Haanka Draashada Waxaa Gudoomiyah Gudida Doorashadu Bashiir Raacdeeyey Ayaa Ku DHawaaqay Qaabka Xubnaha Naadigu Codka Bixinaya Waxaan Jawigu AHaa Sidan

Waxaana Intaasi Dib Si Toos Loo Bilaabay Codixinta Iyadoo Xubnaha Naadiga Halkraan Ay Bixinayeen Codkooda
Jawiga Ayaa Markale Dhugasha Jamashada Maqalka Gudoomiyaha Iyo Xubna Sare Ee Golaha Boodhka Ee Hogaamin Sanadkan Soo Socda oO inta Badan Xubnuhu Sugayeen AYaa Waxaan Ku Dhawaaqay Gudomiyaha Gudida Doorashada Bashir Raacdeeyey
Xubno Madax Banaan Oo Raashada Dusha Kala Socday AYAA bOOGADIIEY Baaqkii AY U Dhacday

Shaafici Maxamed Ibraashin Oo Ahaa Xubintii Labaada Ugu Codka Badana Kuna Soo Xigay Gudoomiyaha La Doortay AYaa Bogaadiyey
Gudoomiyaha Cusub Naadiga Halkaraan Mustfe Csmaan Maagalo Ayaa Isna Uga Mahad Celliey Xubnaha Naadiga Siday U Doorteen
Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan (koronto)
Burco/Office
Conatact:Koronto935@gmail.com