UEFA Oo Shaacisay Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Champions League-ga Ee Ciyaartoyda Da'yarta Ah Ee Kooxahooda Ka Soo Dhex Baxay Sanadkan 2016 Iyo Zidane Oo Tababare U Ah
Waxaa shaxdan ku soo baxay ciyaartoy badan oo da’yar ah isla markaana qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxahooda ee tartanka kooxaha Yurub ee Champions Leaque-ga.Kooxda Borussia Dortmund ayaa saddex ciyaartoy shaxdan ku leh halka kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ay min laba ciyaartoy ka heleen. Waxaana kooxdan tababare loogu doortay Zinedine Zidane oo isna sanadkiisii ugu horeeyay Champions Leaque-ga kooxdiisa Madrid kula guulaystay Champions Leaque-ga.
SHAXDA KOOXDII UGU FIICNAYD CHAMPIONS LEAQUE EE SANADKAN 2016 EE CIYAARTOYDII DA’YARTA AHAA:
Goolhaye:
Alphonse Aréola (Paris Saint-Germain)
Difaacyada:
Sergi Roberto (Barcelona)
Samuel Umtiti (Barcelona)
Victor Lindelöf (Benfica)
Khadka Dhexe:
Thomas Lemar (Monaco)
Joshua Kimmich (Bayern Munich)
Renato Sanches (Bayern Munich)
Raphaël Guerriero (Borussia Dortmund)
Weerarka:
Christian Pulišić (Borussia Dortmund)
André Silva (FC Porto)
Ousmane Dembélé (Borussia Dortmund)
Tababaraha Kooxdan:Zinedine Zidane (Real Madrid)
UEFA Oo Shaacisay Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Champions League-ga Ee Ciyaartoyda Da'yarta Ah Ee Kooxahooda Ka Soo Dhex Baxay Sanadkan 2016 Iyo Zidane Oo Tababare U Ah
Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay shaxda kooxdii Champions Leaque-ga ugu fiicnayd sanadkan 2016 ee laga soo doortay ciyaartoydii da'yarta ahaa ee jabiyay shaxaha kooxahooda ee kulamadii Champions Leaque-ga la so