War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Duuduub Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyada Sanadeedka 2017.

0
Monday January 02, 2017 - 14:37:12 in by Burco Office
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Duuduub Ah Ku Ansixiyey Miisaaniyada Sanadeedka 2017.

    Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakilada Somaliland oo uu shir guddoomiyanyey guddoomiye cirro ayaa waxay si duuduub ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedka cusub ee sanadkan 2017.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha wakilada Somaliland oo uu shir guddoomiyanyey guddoomiye cirro ayaa waxay si duuduub ah ku ansixiyey miisaaniyad sanadeedka cusub ee sanadkan 2017.

Miisaaniyad sanadeedkan 2017 ayaa mudnayaasha aqalka wakiilada ay saaka cod aqlabiyad ah ku ansixyeen iyadoo sidaasiku dhaqangeli doontaa.


Dhanka kalena Mudanayaa tiro yar ayaa diiday ansixinta miisaaniyadaasi, halka ay mudanayaal tirro badan ay ogolaaday ansixinta miisaaniyadaasi oo ay haa ku codeeyeen.


 

Si kastaba ha-haatee mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka ansixiyey miisaaniyad sanadeedka sanadka cusub ee 2017.