Saladiinta Somaliland Oo Kulan Isku Soo Horfadhiisyay Hoggaamiyaasha Xisbiyada Qaranka, Kana Codsaday In La Joojiyo Dacaayadaha Iyo Hadalada Dadka Kala Fogaynaaya+SAWIRRO

0
Tuesday January 03, 2017 - 20:57:47 in by Burco Office
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saladiinta Somaliland Oo Kulan Isku Soo Horfadhiisyay Hoggaamiyaasha Xisbiyada Qaranka, Kana Codsaday In La Joojiyo Dacaayadaha Iyo Hadalada Dadka Kala Fogaynaaya+SAWIRRO

    Hargeysa(AFKA)Saladiinta Somaliland oo is xilqaamay, ayaa isa soo horfadhiisiyay hoggaamiyaasha Axsaabta Somaliland. Kulankan oo ay Saladiintu soo qaban qaabiyeen waxay u jeedadiisu daarnayd, Madaxda Xisbiyadana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Saladiinta Somaliland oo is xilqaamay, ayaa isa soo horfadhiisiyay hoggaamiyaasha Axsaabta Somaliland. Kulankan oo ay Saladiintu soo qaban qaabiyeen waxay u jeedadiisu daarnayd, Madaxda Xisbiyadana

Saladiintu hordhigeen in dhinac kasta joojiyo dacaayada uu midbaka kale u jeedinaayo, in sidoo kale labada Xisbi ee WADDANI iyo KULMIYE joojiyaan ololaha ka dhaxeeya una weeciyaan gurmadka abaaraha.

imageimageimage

Kulankaas oo saacado badan socday, ayaa ku soo dhammaaday jawi is afgarad iyo isa saamax ay Hoggaamiyaashu iska dhayeen hadaladii kul kulala ee todobaadyadii u danbeeyay ay is waydaar sanayeen.

imageimageimageimageimage

 

Murashaxiinta Xisbiyada WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliilo kala duwan iyo eedo siweyn u dhexqaaday bulshada Somaliland isu marinaayay Saxaafadda, taas oo keentay gurmadka Saladiinta sidii ay xaraadadaas u qaboojin la hayeen.