Baarlamanka Nigeria Oo U Codeeyay Inay Magan Galyo Siiyaan Madaxwaynaha Laga Guuleystay Ee Gambiya Haduu Aqbalo Guul Darradiisa.

0
Friday January 13, 2017 - 11:41:55 in by salman abdi
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamanka Nigeria Oo U Codeeyay Inay Magan Galyo Siiyaan Madaxwaynaha Laga Guuleystay Ee Gambiya Haduu Aqbalo Guul Darradiisa.

    Baarlamaanka Dalka Nigeria ayaa cod u qaaday in lasiiyo magan galyo Madaxwayne Yahya Jammeh , hadii uu ogalaado in guul darraystay doorashadii dhawaan kadhacday dalka , oo uu sinabad ah u wareejiyo xilka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Dalka Nigeria ayaa cod u qaaday in lasiiyo magan galyo Madaxwayne Yahya Jammeh , hadii uu ogalaado in guul darraystay doorashadii dhawaan kadhacday dalka , oo uu sinabad ah u wareejiyo xilka.

Madaxwaynaha Nigeria iyo madax kale oo katirsan Africa ayaa lafilayaa jimcaha maanta inay u safraan dalka Gambia , iyaga oo u baxayo sidii ay dhex dhexaadin siyaasad u sameyn lahaayeen. Madaxdan ayaa lafilayaa inay ku qanciyaan Yahye Jammah inuu xilka wareejiyo.

Madaxwayne Yahya ayaa ku andacoonaya in doorashada ay ku dhacday nidaam isdaba marin ah , sidaas darteed waxa uu sheegay inuu rabo in markale lagu celiyo dorashada,

Adam Barrow oo ku guuleystay doorashadii dhawaan
kadhacday dalka ayaa sheegay dhankiisa inuu lawareegi doono marka lagaadho xilliga xilwareejintiisa 19 januray.

 


Source :BBC World Service