"Saldhiga Berbera Si Qaawan Ayaanu Uga Hadleynaa, Waana Hadimo Qarankan U Soo Hoyatey" Siyaasi Xamarje

0
Sunday January 22, 2017 - 18:52:53 in by Burco Office
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Saldhiga Berbera Si Qaawan Ayaanu Uga Hadleynaa, Waana Hadimo Qarankan U Soo Hoyatey" Siyaasi Xamarje

    Siyaasi Axmed Cabdilaahi Xamarje oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu si adag uga hadley saldhiga ciidan ee dawladda Imaaraadku ka sameysanayso Magaalo xeebeeda Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus