Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse

0
Tuesday January 24, 2017 - 15:37:50 in by Burco Office
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse

    Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse. Wasarada warshada Somaliland ee uu gadh wadeenka hayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasarada Warshada Somaliland Oo Aan La Hayn Xafiisyo Gobolada Ah Iyo Tamash Laynta Mr Shucayb Maxamed Muuse. Wasarada warshada Somaliland ee uu gadh wadeenka hayay

Wasiir shucayb maxamed ayaa waxa ay inta badan dulsaar ku tahay wasaradah kale Oo aan haba yaratee lahay waxa xafiisyo ah oo ay ku lee dahay gobolada Somaliland,

Sidoo kale waxaa uu wasiiir shucayb inta badan caadays tay in uu soo magacaabo Agaasimayaal ,iskuduwayaal xoghayayaal aan meel alaale ay ku shaqeeyaan lahayn

Wasarada ayaa ha wasarada ugu dhaqaalaha badan Somaliland hada Shaqale weynaha ka shaqeeya wasarada ayaa ka cabanay meel ay ku uruuriyaan dhaatooyinka wasarada

Sidaa awgeed wasiir shucayb waxa uu shaqalaha u sheegaa ama ugu hanjabaa kii waydiiya Xafiisyo ,gawaadhi ama mushaharka in uu ka eryi doono shaqada wasarada

Wasiirkan ayaa inta badan lacaga wasarada waxa uu u isticmaal shiqsi ahaan ayaa Waxa uu magalada hargeisa ku dhex wataa baabuur Qiima hoodu gaadhay 80,0000 Oo dollar

Miisad sanadeedka sanada 2015

Lacagii wasarada 3,392,610,240

Sanadkii 2016 4,589,451,200

inta badan wasarad ayaa waxa ay xukuumada Somaliland ku kaabtaa lacago

dheeriya waana sidan 1,176.840,960

wasarada ayaa warshada Somaliland waxa ay u samay saa cashuur dhaaf

su,aasha ayaa is waydiinta mudan ayaa ha mar haduu intaas oo dhaqaale ah ku baxaan wasarada

maxay u samaysan wayday xafiisyo loogu adeeg bulshada Somaliland

inta ugu badan warshada ayaa ku yaa la gobolada

Togdheer,Berbera ,Boorama,Gabiley,Caynab,Hargiesa

Mana La Waxa Xafiisa Halka uu mid aan awood badan lahay ku leeyahay gobolka uu ka soo jeedo wasiir shucayb

LASOCO QAYBTA LABAAD EE WASARADA WARSHADA SOMALILAND