Jose Mourinho Oo Si Cajiib Ah U Weeraray Jurgen Klopp, Miyuu Ka Aargutay ?

0
Friday January 27, 2017 - 15:01:38 in by Burco Office
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho Oo Si Cajiib Ah U Weeraray Jurgen Klopp, Miyuu Ka Aargutay ?

    Jose ayaa si cajiib ah u weeraray macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu sheegay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jose ayaa si cajiib ah u weeraray macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu sheegay in Jose ayaa si cajiib ah u weeraray macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp uu sheegay i "DABEESHA” ay saameyn ku yeelatay qaab ciyaareedka kooxdiisa kulankii ay guuldarada kala soo kulmeen Southampton oo ku soo booqatay Anfield.

 

Shirkadaha qamaarka ayaaa xili horeba kooxda macalinkaan Portugueseu saadaalinaya hanashada koobkaan wuxuuna yiri isagoo arinkaasi la hadlayay "Uma maleynayo inaan nahay kooxda ugu cadcad, farqi uma dhexeeyo kooxaha aan la ciyaareyno”.


Intaas kadib wuxuu weerar toos ah ku qaaday Klopp oo sida aan kor ku xusnay sheegay in dabeesha ay dhibaato ku aheyd kooxdiisa taasna ay sabab u aheyd in laga adkaado wuxuun "Sida caadiga ah garoonka waa mid dabeel badan, waana mid caadi ah iney wax adag tahay midaas”.

 

 

Finalkaan ayaa noqon doono midkii ugu horeeyay ee Southampton ee tan iyo sanadii 2003 FA Cup halka United ay raadineyso iney qaado koobkaan markoodii shanaad.