Xafladdii Xilwareejinta iyo Sannadguurada Naadiga HALKARAAN oo Si Toosa Uga Bilaabantay Barxadda Xarunta iyo Wufuud Culus oo kaso qaybgashay+SAWIRO

0
Friday January 27, 2017 - 19:16:48 in by Burco Office
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafladdii Xilwareejinta iyo Sannadguurada Naadiga HALKARAAN oo Si Toosa Uga Bilaabantay Barxadda Xarunta iyo Wufuud Culus oo kaso qaybgashay+SAWIRO

    Burco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa Si Rasmiya uga Bilaabantay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa Si Rasmiya uga Bilaabantay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo kala Duwan iyadoo ay kusoo

 Qulqulayen inti xafladu socotay Xubno kala Duwan oo isugu jiray Masuliyiin iyo Dhalinyaro ka kala Timi Gobolada Dalka, oo ay kamid yihiih Gudomiyihii Hay’adda Shaqaalaha Md Sharmarke Gelle, Agaasimaha Arimaha Bulshada Degmada Jimcale Cawke Masuliyinta Gobolka Togdher iyo Degmada Burco iyo Xubno kale.

Munasibadda Xilwareejinta iyo Sannadguuradi Naadiga oo ka muunad iyo muuqaal ba Duwan munasibadihi hore ayay kelmadihi Bogaadinta iyo furitaanka ka jeedinayaan Masuliyinti hore Nadiga Halkaraan iyo Xubno kamid martida Munaasibaddu.

Munasibaddan ayaa si weyn looga hambalyeeyey Gudomiyaha Cusub ee Maanta Xilka La wareegay Mustafe Osmaan Magaalo oo dhowrki sano ee u danbeeyey kamid ahaa Xubnaha Ugu firfircoon Naadiga halkaraan iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer waxana uu Noqon Doona laga Bilaabo Maanta Gudomiyaha Naadiga halkaraan ee Sannadka 2017

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, close-up and indoorImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, glasses and close-up

Image may contain: 2 peopleImage may contain: 4 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 4 people, people sitting and close-upImage may contain: 1 personImage may contain: 8 people

Image may contain: 4 peopleImage may contain: 2 people


 

Goor Dhow La Soco KHUDBADA Gudomiyaha Cusub oo Qoraal iyo Muuqaal ba Leh iyo Muuqaalada Kala Duwan ee Munasibadda

Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan Koronto

Burco/Office

Contact:koronto935@gmail.com