Taariikhda Iyo Waqtiga La Ciyaari Doono Kulamada Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay.

0
Saturday January 28, 2017 - 10:26:40 in by Burco Office
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Iyo Waqtiga La Ciyaari Doono Kulamada Afar Dhamaadka Copa Del Rey Oo Si Rasmi Ah Loo Shaaciyay.

    Kadib markii maanta la sameeyay isku aadka afar dhamaadka Copa Del Rey ayaa sidoo kale la shaaciyay taariikhda iyo waqtiga rasmiga ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib markii maanta la sameeyay isku aadka afar dhamaadka Copa Del Rey ayaa sidoo kale la shaaciyay taariikhda iyo waqtiga rasmiga ah

ee la ciyaari doono kulamada Copa Del Rey wareegiisa afar dhamaadka. Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhex mari doona kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid.


Kulanka lugta kowaad ee afar dhamaadka Copa Del Rey ayay Atltico Madrid garoonkeeda Vincete Calderon ku soo dhawayn doontaa Barcelona waxanaa kulankan la ciyaari doonaa Arbaca, February 1, marka ay saacadu tahay 21:00 CET halka kulanka lugta labaad ay Barcelona garoonkeeda Camp Nou ku qaabili doonto Atletico Madrid waxaana kulan la ciyaari doonaaFebruary 7, marka ay saacadu tahay 21:00 CET.

Taariikhda Iyo Waqtiga La Ciyaari Doono Kulamada Afar Dhamaadka Copa del Rey:

Celta Vigo-Alavés

Kulanka Lugta Kowaad, Garoonka= Balaídos: Khamiis February 2, Waqtiga= 21:00 CET

Kulanka Lugta Labaad, Garoonka= Mendizorroza: Arbaca, February 8, Waqtiga= 21:00 CET

Atlético Madrid-Barcelona

Kulanka Lugta kowaad, Garoonka= Vicente Calderón: Arbaca, February 1, Waqtiga= 21:00 CET

 

Kulanka Lugta Labaad, Garoonka= Camp Nou: Talaada, February 7, Waqtiga= 21:00 CET