Daawo:Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Saldhiga Millatari Ee Imaaradka Carabtu Ka Samaysanyo Berbera.

0
Saturday January 28, 2017 - 16:47:35 in by Burco Office
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Gollaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Saldhiga Millatari Ee Imaaradka Carabtu Ka Samaysanyo Berbera.

    Hargeysa(AFKA)Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee gollaha wakiillada Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay saldhiga millatari ee dawladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee gollaha wakiillada Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay saldhiga millatari ee dawladda

Imaaraadka Carabtu ka samaysanayso magaalo xeebeeda berbera oo la sheegay in dhawaan loo soo gudbin doono xidhibaanada gollaha wakiillada.

GuddoomiyeDr. Cali Yuusuf Axmed waxa uu sheegay inay si taxadir leh u akhriyi doonaaQodobada ku jiraiyo faa’iidada iyo khasaaraha Somaliland ugu jira saldhiga Millatari ee imaaradka carabta laga siiyay berber, isaga oo carabka ku adkeeyay in haddii ay Somaliland aqoonsanayaa Imaaradka Carabtu inay durduro ku ansixin doonaa

Waxa kale oo uu guddoomiye ku-xigeenku ka hadlay xaalada abaarta ee dalka ka jirta iyo doorashooyinka,Hoos ka DAAWO Guddoomiy oo arrimaha ka hadlaya