Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Naadiga Halkaraan Oo Xilki La Wareegay +Masuulliyiin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay

0
Saturday January 28, 2017 - 17:03:08 in by Burco Office
  • Visits: 534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Naadiga Halkaraan Oo Xilki La Wareegay +Masuulliyiin Tiro Badan Oo Ka Qayb Galay

    BUrco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa ka Qabsoontay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo kala Duwan Wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BUrco(AFKA)Munasibad Ballaadhan oo ay Xilka kula kala wareegayeen Hogaankii hore Naadiga Halkaraan iyo Hogaanka Cusub ee Naadiga ayaa ka Qabsoontay Barxadda Halkaraan Waxaana Munasibadda Bilowgeedi lagu so Bandhigay Cayaaro Dhaqameed yo kala Duwan Waxaana KaSoo Qayb Gaay Xubo Dhalinyarada Iyo Masuuliyiin Iskaag Kal Yimi Gobolada Dalka Somaliland


Munasibadda Xilwareejinta iyo Sannadguuradi Naadiga Halkaraan oo ka muunad iyo muuqaal ba Duwanayd munasibadihi hore ayay kelmadihi Bogaadinta iyo furitaanka ka jeediyeen Masuliyinti hore Nadiga Halkaraan iyo Gudoiyaha Cusub Ee Naagiiga Halkaraan Waxanay Yidhahdeen

MusuuliyinyiiKaso qaybgashay Xilwarejintaas oo ay ka mid ahaayen gudomiyaha hay’ada shaqalaha qaranka, agasiaha arimaha bulshada degmada berbera,maayarka burco iyo badhasabkuxigenka Togdheer iyado halkaasna loogu kala warejiyey xilka hoganki hore nadiga iyo hoganka cusub Hadalo Isugu Bogaadin Iyo Hanbayana Ka Jeediyay Madasha

Isku Soo Wada Duubo Munaasibadani Ayaa Gundheegudu Ahayd Hanbalyantaa Gudomiyaha Cusub ee Xilka La wareegay Mustafe Osmaan Magaalo oo dhowrki sano ee u danbeeyey kamid ahaa Xubnaha Ugu firfircoon Naadiga halkaraan iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer

 

 

Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan Koronto
Burco/OFFICE
Conatct:Afkashacabka935@gmail.com