Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo U Hanjabey Beesha Caalamka Iyo Golaha Guutida

0
Saturday January 28, 2017 - 17:11:19 in by Burco Office
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo U Hanjabey Beesha Caalamka Iyo Golaha Guutida

    Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal cali Waraabe ayaa waxaa uu hanjabaado is barkan hawda u mariyey golaha guurtida iyo wadamada Beesha Caalamka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal cali Waraabe ayaa waxaa uu hanjabaado is barkan hawda u mariyey golaha guurtida iyo wadamada Beesha Caalamka .

Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in aaney wadamada Beesha caalamku aanay Somaliland ugu hanjabi karin 4 Million ee ay ku daraan doorashooyinka dalka laga qabto

 

Sidoo kale Muddane Faysal waxaa uu golaha guurtida uga digay in muddo kordhinta ay dhawaan u sameyn doonan xukuumada aanay ka badinin muddada 7 bilood ah ee ay isla qaateen xisbiyada , xukuumada iyo gudida doorashooyinku isaga