Daawo:"Inan Yar Oo Qawaan Markaad Tidhaahdid Maayar Noqo ..... " Faysal Cali Waraabe

0
Sunday January 29, 2017 - 10:26:01 in by Burco Office
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Inan Yar Oo Qawaan Markaad Tidhaahdid Maayar Noqo ..... " Faysal Cali Waraabe

    Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedihii abid ugu cusla hawda u mariyey mayaarka Caasimada Hargeysa iyo guud ahaan xildhibaanada golayaasha deeganka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedihii abid ugu cusla hawda u mariyey mayaarka Caasimada Hargeysa iyo guud ahaan xildhibaanada golayaasha deeganka .

Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay in maayaro ay noqdeen inamo yar yar oo iyaga oo qaawan oo aan xaas laheyn xildhibaano noqdey isla markaana dantii qaranka baahidoodii ka horeysiiyey "Dawladaha Hoose waxaa gali jiray dadka magaalada dhaqaalaha ku leh , inan yar oo qaawan oo guursan oo aan shaqo qabsan markaad tidhaahdid maayar noqo " ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe