Noocyada Ay Isku Jiraan Deeqo Ay Dawlada Itoobiya Ugu Deeqdey Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Reer Somaliland +Wasiirka Madaxtooyada Ka Warbixiya

0
Sunday January 29, 2017 - 10:32:39 in by Burco Office
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Noocyada Ay Isku Jiraan Deeqo Ay Dawlada Itoobiya Ugu Deeqdey Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Reer Somaliland +Wasiirka Madaxtooyada Ka Warbixiya

    Dawlada Itoobiya ayaa waxaa ay dadka reer Somaliland ee ay abaaruhu ku dhufteen ay ugu deeqday deeqo kala duwan oo isku jira raashin iyo caws .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Itoobiya ayaa waxaa ay dadka reer Somaliland ee ay abaaruhu ku dhufteen ay ugu deeqday deeqo kala duwan oo isku jira raashin iyo caws .

Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa galabta sidaasi warbaahinta u sheegay waxaana uu u xaqiijiyey in dawlada Itoobiya ay shacabka reer Somaliland ay abaaruhu ku dhufteen ugu yaboohdey raashin gaadhay 3000 ( Saddex Kun Oo Tan ) iyo calaf waxii ay awoodaan waxaana uu yidhi

 

" Wasiirka arimaha dibada Somaliland isaga oo dalka Itoobiya ku sugan waxaa uu maanta la kulmay wasiirka khaarijiga dalkaasi ,waxaana uu u bandhigay xaalada abaarta , kaalamo ayey dawlada Itoobiya weydiisaney waxaa ay inoogu yabooheen3000 (Saddex Kun Oo Tan oo raashin ah )iyo calaf waxii ay ina siin karaan " ayuu yidhi wasiirka madaxtooyadu