Sidee Loogu Kala Guuleystay Tartanka African Cup Of Nation Tan Iyo Markii Lasoo Bilaabay

0
Sunday February 05, 2017 - 12:35:54 in by Burco Office
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee Loogu Kala Guuleystay Tartanka African Cup Of Nation Tan Iyo Markii Lasoo Bilaabay

    Tartanka African Cup of Nation ayaa lasoo afjari doonaa caawa waxaana hubaal ah in midkood Egypt iyo Cameroon ay hanan doonto madama ay yahiin labada kooxood ee soo istaagay kama dambeysta tartankaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartanka African Cup of Nation ayaa lasoo afjari doonaa caawa waxaana hubaal ah in midkood Egypt iyo Cameroon ay hanan doonto madama ay yahiin labada kooxood ee soo istaagay kama dambeysta tartankaan.


Masar waxey dooneysaa iney hanato markeedii 8-aad halka Cameroon ay dooneyso iney hanato markeedii 5-aad ee tartankaan, waxaana labadaan dal ay laba jeer oo h--e isaga hor yimaadeen finalka tartankaan labada jeerna waxaa qaaday masaarida sanadahii 1986 iyo 2008.

Liiska aad hoos ka arki doonto ayaad ka ogaan kartaa wadamada sida ay ugu guuleysteen wadanka qoyska ku jira waa wadamada martigaliyay tartanka halka wadamada kale ay yahiin kuwa ku guuleystay.

TUSAALE: 1957 – Egypt (Guuleyste) – (Sudan) Martigaliye.

Tartankaan waxaa lasoo bilaabay Sanadkii 1957, waxaana markii ugu horeysay ku guuleystay Masar, halka (Sudan) ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee martigaliya.

LIISKA DALALKA KU GUULEYSTAY AFCON HALKAAN HOOSE KA DAALACO:

1957 – Egypt (Sudan)

1959 – Egypt (Egypt)

1962 – Ethiopia (Ethiopia)

1963 – Ghana (Ghana)

1965 – Ghana (Tunisia)

1968 – Congo-Kinshasa (Ethiopia)

1970 – Sudan (Sudan)

1972 – Congo (Cameroon)

1974 – Zaire (Egypt)

1976 – Morocco (Ethiopia)

1978 – Ghana (Ghana)

1980 – Nigeria (Nigeria)

1982 – Ghana (Libya)

1984 – Cameroon (Ivory Coast)

1986 – Egypt (Egypt)

1988 – Cameroon (Morocco)

1990 – Algeria (Algeria)

1992 – Ivory Coast (Senegal)

1994 – Nigeria (Tunisia)

1996 – South Africa (South Africa)

1998 – Egypt (Burkina Faso)

2000 – Cameroon (Ghana and Nigeria)

2002 – Cameroon (Mali)

2004 – Tunisia (Tunisia)

2006 – Egypt (Egypt)

2008 – Egypt (Ghana)

2010 – Egypt (Angola)

2012 – Zambia (Equatorial Guinea and Gabon)

2013 – Nigeria (South Africa)

2015 – Ivory Coast (Equatorial Guinea)