FIFA Oo Soo Saartay Qiimaynta Xulalka Qaramada Aduunka Ee Bishii January Iyo Xulka Qaranka Cameroon Oo 29 Boos Sare U Soo Kacay Kadib Guushii AFCON 2017

0
Friday February 10, 2017 - 13:02:20 in by Burco Office
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA Oo Soo Saartay Qiimaynta Xulalka Qaramada Aduunka Ee Bishii January Iyo Xulka Qaranka Cameroon Oo 29 Boos Sare U Soo Kacay Kadib Guushii AFCON 2017

    Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa soo saartay qiimaynta bilaha ah ee xulalka qaramada aduunka waxaana qiimayntii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa soo saartay qiimaynta bilaha ah ee xulalka qaramada aduunka waxaana qiimayntii

bishii January ee xulalka qaramada aduunka wacdaro ka muujiyay Cameroon oo guul wayn ka soo hosay tartankii qaramada Afrika ee AFCON 2017 ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay dalka Gabon.

Cameroon ayaa sare u soo kacday 29 boos iyada oo guulihii ay ka soo gaadhay tartankii qaramada Afrika ay ka caawisay in ay meel fiican ka soo galaan xulalka qaramada aduunka ugu qiimaynta fiican. Indomitable Lions ayaa dhawaan Masar ka qaaday koobkoodii 5 aad ee qaramada Afrika waxayna soo galeen kaalinta 33 aad ee qiimaynta ugu danbaysay ee ay FIFA soo saartay.

 

Laakiin iyada oo ayna xulalka qaramada aduunka ee ka baxsan Afrika ayna wax kulamo ah ciyaarin waxaana isbadalin tobanka kaalmood ee ugu sareeya inkasta oo France ay kaalinta lixaad kala baxday Colombia waxaana hogaanka wali haya xulka qaranka Argentina halka Brazil ay booska labaad ku fadhido.

TOBANKA XUL QARAN EE QIIMAYNTA FIFA UGU SAREEYA: