Daawo: Adeeg Casriya oo Tagsiilayaasha iyo Tagaasida loogu Daahfuray Burco

0
Saturday February 11, 2017 - 17:47:59 in by salman abdi
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Adeeg Casriya oo Tagsiilayaasha iyo Tagaasida loogu Daahfuray Burco

    Xubno ka mida Aqoonyahanka iyo Qurbajooga Somaliland ayaa magaalda Burco ku daahfuray adeeg casri ah oo la yidha SAHLE TAXI,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno ka mida Aqoonyahanka iyo Qurbajooga Somaliland ayaa magaalda Burco ku daahfuray adeeg casri ah oo la yidha SAHLE TAXI,

 kaasoo fududaynaya shaqada tagsiilayasha iyo bulshada adeegsata tagaasida isl amarkasna u sahlaya sida ugu fudud ee ay isku heli karaan.

Aadeegan oo ah mid ku cusub dalka isla mrkaasna dunida laga isticmaalo ayay sharaxeen xubnaha gadhwadeenka ka aha brnamijkan

Xubno ka mida tagsiilayasha Burco , Xildhiban Mubarik Bidhi, Xogyaha dawlada hose burco, taliyaha qaybta boliska, iyo badhsabka Togdheer ayaa si mug leh uso dhoweyey barnaamijkan