Daawo: Hay'ada SOYDAVO oo 70 Qf oo ka soo Baraxakay YEMEN u Qaybisay Lacag ay ku shaqaystaan

0
Saturday February 11, 2017 - 17:53:21 in by salman abdi
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hay'ada SOYDAVO oo 70 Qf oo ka soo Baraxakay YEMEN u Qaybisay Lacag ay ku shaqaystaan

    Maamulka Gobolka Togdheer iyo kan Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibadd Hay'adda wadaniga ah ee SOYDAVO oo kaashanaysa Hay'ada IOM ay Kaalmo Lacag ah ugu qaybinaysey 70 Qof oo ka mida qoysaskii ka soo Barakacay Dagaalada ka socda wddan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Gobolka Togdheer iyo kan Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibadd Hay'adda wadaniga ah ee SOYDAVO oo kaashanaysa Hay'ada IOM ay Kaalmo Lacag ah ugu qaybinaysey 70 Qof oo ka mida qoysaskii ka soo Barakacay Dagaalada ka socda wddanka yemen

.Agaasimaha Hay’ad SOYDAVO Maxamed Cabdilahi Guled iyo Gudomiyaasha guddiyada xaafadaha magaalda Burco ee ayaa ka sheekeyey siyaaabaha ay ku so xuleen qoysaskan iyo cadadka lacagta la siinayo qoyskasta oo ay ku sheegeen 300 Dollar oo isku noqonaysa 21 kun doolar.

Xubno kamida Qoysaskan la cawiyey , Badhasabkuxigenka Togdheer iyo Mayarkuxignka Burco aya iyaguna ka dareen celiyey Kaalmadan