War Deg Deg ah: Ciidamada RRU oo Gurigiisa ugu Daatay Xalay Siyaasi Xamarji

0
Sunday February 12, 2017 - 09:03:58 in by salman abdi
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Ciidamada RRU oo Gurigiisa ugu Daatay Xalay Siyaasi Xamarji

    Ciidamadda RRU ayaa caawa nuskii danbe gurigiisa uu Magaalada Hargaysa ka degan yahay ka qafaashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadda RRU ayaa caawa nuskii danbe gurigiisa uu Magaalada Hargaysa ka degan yahay ka qafaashay

Guddoomiyihii hore ee Gobolada Togdheer iyo Maroodi-jeex, Axmed Cumar Xaji Cabdillaahi ( Xamarji) oo hadda ka tirsan saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI.

image

Lama sheegin u jeedada ciidamaddu ugu soo daateen Mujaahid Xamarji, wax waaran sharci ah oo qabasho ahna may sidan Ciidamaddu, geesta kale Xukuumadduna kama hadal, balse waxa loo filan kara tallaabo ay Xukuumaddu ku cabudhinayso Mucaaridka, iyadoo ka baqaysa godood shacbi, iyadoo maalinta Berri ah la filaayo inay  labada Gole Baarlamaan horgeeyaan  Saldhiga Ciidan ee imaaradku doonaayo si loogu ansixiyo.

Waddanka Somaliland ayaa xaalad cusub galay, lamana garan karo waxa ka dhalan doona tallabooyinka Xukuumadda wado.