Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Go,aan Gaadhey Heshiiska Saldhiga Military Ee Berbera

0
Sunday February 12, 2017 - 10:28:20 in by Burco Office
  • Visits: 735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Go,aan Gaadhey Heshiiska Saldhiga Military Ee Berbera

    Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan Waxaana diiday 2 xildhibaan waxaana sidas lagu ansaxiyey in magaalada Berbera ay saldhig ciidan ka sameystaan dawlada imaaradka carabtu