Raysal Wasaaraha Dalka Japan Oo Ka Hadlay Gantaalkii Ay Tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

0
Monday February 13, 2017 - 10:09:27 in by salman abdi
  • Visits: 557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Dalka Japan Oo Ka Hadlay Gantaalkii Ay Tijaabisay Kuuriyada Waqooyi

    RaysalWasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in tijaabada Kuuriyada Woqooyi ay ku samaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RaysalWasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa sheegay in tijaabada Kuuriyada Woqooyi ay ku samaysay

gantaal ay u ridday dhinaca biyaha dalka Japan inay tahay arrin aan loo dulqaadan Karin.

President Donald Trump meets with Japanese Prime Minister Shinzo Abe in the Oval Office of the White House, Friday, Feb. 10, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

President Donald Trump meets with Japanese Prime Minister Shinzo Abe in the Oval Office of the White House, Friday, Feb. 10, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Shinzo Abe ayaa hadalkan sheegay isaga oo barbar taagan Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump.

Ra’iisal Wasaaraha Japan ayaa sheegay in Kuuriyada Woqooyi ay tahay inay u hoggaansamaan qaraarada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Shinzo Abe ayaa sheegay in intii uu kulanka la lahaa Madaxweyne Trump in Maraykanku uu garabtaagan yahay 100% dalka Japan.